Jili

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Chile
Calanka Chili
Calan
Qaarada Ameerikada koonfureed
Location of Chili
Caasimada Santiago
Dowlada  

Chili ama Jamhuuriyadda Chili. waa wadan ku yaala xeebaha Badweynta Baasifik ee Koonfur Ameerika. waxa ay jili kamid ahayd boqortooyadii Inka waxa ay kamidtahay dawladaha koonfurta maraykanka. dadka kunoli waxa ay isugu jiraan dad kahadhay gumaystihii isbayn iyo dadka asl haan meesh adagan wadanka jili waxa kunool dad gaadhaya ilaa 12 malya oo qof waxa ay jili fidsantahay masaafo gaadhaysa ilaa (756،626) klm oo isku wareega caasimada jili waa magaalada santiyaago


Qoraalka gudaha oo kooban

[Wax ka bedel] Deegaan ahaan

Wxa ay kutaalaa galbeedka koonfur ameerika xeebaha jili waxa ay ku fidsanyihiin, Badweynta Baasifik waxa ay xuduudo la wadaagtaa wadama Peru oo waqoyi kaga taala iyo wadanka Boliifia oo kaxiga dhanka waqooyi bari iyo wadeanka Arjantiina oo dhanka bari kaxiga


[Wax ka bedel] Dhulka

Dhulka wadanka jili waa dhul dherer ah oo dhereren oo aan lahayn balac aad u wayn laakin leh dherer aad u dheer waxa kaly oo uu wadanka jili leeyahy buuro aad ubadan waxa kamida buuaha jili kuyaala buuraha andees

[Wax ka bedel] Dadka

Dadka asl ka ahi waa dadka hindida ameerika kadib markii ay isbayn halkaas qabsatay waxa isdhexgalay dadkii horay u daganaa halkaas iyo gumaystihii


[Wax ka bedel] Nidaamka siyaasadeed

Wadanka jili waxa uu madaxbanaanidiisa qaatay sandii 1818 waxa ay heleen xukuumadii ugu horaysay ee dumuquraadi ah sanadii 1865 dastuurkii ugu horeeyay waxa la sameeyay sanadii 1925





Dalalka Ameerikada koonfureed Qaarada Ameerikada Koonfureed
Arjantiina · Barasiil · Baraguay · Boliifia · Fanansuwela · Guyana · Ikwadoor · Jili · Kolombiya · Uruguay · Peru · Surinam ·
Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada
Luqadaha kale