Surinam
Ka Wikipedia
Calanka Surinam
Surinam waa wadan ku yaalo Koonfur Ameerika. waxeena xuduud la leedahay, wadamada Guyana, Faransiis Guyana iyo Braasiil. Surinam waxee ahaan jirtay, wadan gumeesan jiray, dalka Holland, waxeena xornimada qaadatay 1975tii. markii hore intii ee xornimada qaadan, wadanka waxaa la dhihi jiray (holland Guyana). wadanka waxaa ku nool dad gaaraayo 481,267qof.
| Dalalka Ameerikada koonfureed | |
|---|---|
| Arjantiina · Barasiil · Baraguay · Boliifia · Fanansuwela · Guyana · Ikwadoor · Jili · Kolombiya · Uruguay · Peru · Surinam · | |