Nayroobi

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Nayroobi
—  Magaalo  —

Flag

Coat of arms
Nayroobi is located in Kenya
Nayroobi
Dhacdaa: 1°17′S, 36°49′E
Dalka Kiinya
Gobol Nayroobi
Baaxadda
 • Guud ahaan 696 km2 (269 sq mi)
Joogga 1,661 m (5,450 ft)
Tirada dadka (2009)
 • Guud ahaan 3,375,000
 • Tiro Badnaan 4,850/km2 (12,600/sq mi)
  [1]
Saacad EAT (UTC+3)
Area code(s) 020
Mataano la ah
 • Denver, Colorado Gobolada Isku Tegay ee Ameerika
 • Rio de Janeiro Barasiil
Website nairobicity.go.ke

Nayroobi waa caasimada dalka Kiinya, waxaana degan dad gaaraayo ilaa 3,138,295 oo qof (dad tiriskii 2009).Magaca Nayroobi waxoo ka imaaday afka Masaayda, waxaana laga wadaa biyo qaboow. nayroobi waa magaalada affaraad oo ugu weyn afrika, markii laga reebo Qaahiro, Lagos iyo Johannesburg, lama oga in ee ka weyntahay Muqdisho. Magaalada Nayroobi waxaa la aas aasay taariikhda marka ee eheed 1899, waxaana waqtigaas la rabay in laga dhigo meel tareen isteeshin u ah tareenka ka soo baxo Yugandha isla markaas neh soo maro Mombaaso si oo u istaago nayroobi. Magaalada waxaa labadalay sanadka marka oo ahaa 1900 markii oo dab wada qabsaday magaalada.Taariikhda marka ee eheed 1907 Nayroobi waxee noqotay caasimada Bariga Ingriiska oo markaas la isku dhihi jiray wadamada Yugandha iyo Kenya. 1963 waxee magaalada noqotay caasimada dalka Kenya, waa markii oo wadanka xornimadiisa qaatay. Nayoobi waxaa ku yaalo garoonka diyaaradaha caalamiga ee Jomo Kenyatta International Airport, waxoona ku yaalaa geeska magaalada nayroobi iyo garoon kale oo asiga neh ku yaalo gees kale oo magaalada ka mid ah, laakiin uma weyno sida Jomo Kenyatta. magaalada waxee leedahay sadax laami oo waaweyn oo kala tago mmbaaso iyo magaalo yaal badan oo yar yar iyo mid tago garoonka diyaaradaha caalamiga.

Cimilada Nayroobi[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Faahfaahin Cimilada Nayroobi
Bilaha Jan Feb Mar Apr May Jun Jul Aug Sep Oct Nov Dec Sanad
Kuleel aan darnayn °C (°F) 25.5
(77.9)
26.7
(80.1)
26.8
(80.2)
25
(77)
23.6
(74.5)
22.5
(72.5)
22
(72)
22.7
(72.9)
25
(77)
25.7
(78.3)
24
(75)
24.4
(75.9)
24.49
(76.09)
Maalinle °C (°F) 18
(64)
18.8
(65.8)
19.4
(66.9)
19.2
(66.6)
17.8
(64.0)
16.3
(61.3)
15.6
(60.1)
15.9
(60.6)
17.3
(63.1)
18.5
(65.3)
18.4
(65.1)
18.1
(64.6)
17.8
(64.0)
Hoos udhaca kuleelka °C (°F) 10.5
(50.9)
10.9
(51.6)
12.1
(53.8)
13.4
(56.1)
12.1
(53.8)
10
(50)
9.2
(48.6)
9.1
(48.4)
9.7
(49.5)
11.3
(52.3)
12.7
(54.9)
11.7
(53.1)
11.06
(51.90)
Roobka mm (Faraha) 58.3
(2.295)
49.8
(1.961)
92.2
(3.63)
242.3
(9.539)
189.5
(7.461)
38.6
(1.52)
17.6
(0.693)
24
(0.94)
31.2
(1.228)
60.8
(2.394)
149.6
(5.89)
107.6
(4.236)
1,061.5
(41.791)
Dhexdhexaad. Xilli roobaadka (≥ 1 mm) 4 4 8 16 13 5 3 4 4 7 14 9 91
Saacadaha Bilaha qorraxda 288.3 268.4 266.6 204 189.1 159 130.2 127.1 180 226.3 198 257.3 2,494.3
Source #1: Hong Kong Observatory (1961-1990)[2] and World Meteorological Organisation[3]
Source #2: BBC Weather[4]

Tixraacyada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
  1. [1]
  2. "Climatological Normals of Nairobi". Hong Kong Observatory. http://www.hko.gov.hk/wxinfo/climat/world/eng/africa/ken_madg/nairobi_e.htm. Retrieved 2013-09-07.
  3. "World Weather Information Service – Nairobi". World Meteorological Organisation (UN). June 2011. http://www.worldweather.org/071/c00251.htm#climate. Retrieved 2010-05-09.
  4. "Average Conditions Nairobi, Kenya". BBC Weather. http://www.bbc.co.uk/weather/184745. Retrieved 18 August 2009.


Caasimadaha Afrika
Abuja · Akara · Addis Abeba · Algiers · Antananarifo · Asmara · Bamako · Bangui · Banjul · Bissau · Barasafille · Bujumbura · Dakar · Dodoma · Freetown · Gaborone · Harare · Bort Lois · Borto-Novo · Braia · Jamestown · Jabuuti · Juba · Kambaala · Kab town · Konakry · Khartuum · Kigali · Kinshasa‎ · Librefille · Lilongwe · Lobamba · Lome · Luanda · Lusaka · Malabo · Mamawdsaw · Mabuto · Maseru · Mabane · Muqdisho · Monrofia · Moroni · Nayroobi · Nijamiina · Niamey · Nawakshot · Ouagadougou · Qaahiro · Rabat · Saint-Denis · Sao Tome · Triboli · Tunis · Fiktoria · Windhoek · Yawunde · Yamoussoukro