Mombaaso

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
mombaaso

Mombaaso waa magaalada labaad oo ugu ween, dalka Kiinya. waxeena leedahay, dekada labaad oo uugu ween wadanka kiinya, waxeena ku taalaa dhinaca Badweynta Hindiya. waxeena leedahay, garoon diyaaradeed. magaalada waxaa dhaxmaro, jid Tareen, oo tago Nayroobi, kana siibaxo ilaa wadanka Yugandha. magaalada waxee u shaqeesaa, dhinaca dalxiiska, gaar ahaan xeebaha.

Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada
Luqadaha kale