New Zealand

Ka Wikipedia
New Zealand
Blue field with the Union Flag in the top right corner, and four red stars with white borders to the right.
Anthems:
A map of the hemisphere centred on New Zealand, using an orthographic projection.
A map of the hemisphere centred on New Zealand, using an orthographic projection.
Location of New Zealand within the Realm of New Zealand
Magaalo madaxWellington
Magaalada uguwayn Auckland
Luqadaha rasmiga ah
Qaybaha qoomiyedaha (2013)
Dadka New Zealander
Kiwi (informal)
Xukunka Unitary parliamentary constitutional monarchy
 -  Monarch Elizabeth II
 -  Governor-General Dame Patsy Reddy
 -  Prime Minister Jacinda Ardern
Sharci dejinta Parliament
(House of Representatives)
Stages of Independence from the United Kingdom
 -  Responsible government 7 May 1856 
 -  Dominion 26 September 1907 
 -  Statute of Westminster adopted 25 November 1947 
Baaxad
 -  Guud ahaan 268,021 km2 (75th)
103,483 sq mi 
 -  Biyo (%) 1.6[n 4]
Tirada dadka
 -  Maaj Template:Currentyear qiyaasta Template:Data New Zealand[5] (120th)
 -  2013 Tirakoob 4,242,048
 -  Mugga Dadka khaladaadka Lua: ./km2 (203rd)
khaladaadka Lua: ./sq mi
Wax soo saar (PPP) 2018 qiyaastii
 -  Guud ahaan $198.52 billion[6]
 -  Qof qof $40,118[6]
Wax soo saar (Iskaga magacaaban) 2018 estimate
 -  Guud ahaan $220.89 billion[6]
 -  Calaa qof $44,639[6]
Qaybsiga (2014)33.0[7] (medium)
Kobaca (2015)Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 0.915[8] (very high / 13th)
Lacagta New Zealand dollar ($) (NZD)
Waqtiga NZST[n 5] (UTC+12)
 -  Xagaa (DST) NZDT[n 6] (UTC+13)
Taariikhda dd/mm/yyyy
Wadista Baabuurta left
Thiinada telka +64
Furaha Internetka .nz

Coordinates: 42°S 174°E / 42°S 174°E / -42; 174

Niyuusiilaand Dalka New Zealand waxa uu kamid yahay wadamda Oceana waxana uu dhinaca koonfur galbeed kaga beeganyahay dalka Ustareliya. Dalka New Zealand waxa uu ka koobanyahay laba jasiiradood oo waaweyn. Caasimada dalka New Zealand waxa layidhaa Wellington. Bedka uu ku fadhiyo dalka New Zealand waxa lagu qiyaasaa 103,737.93, oo (mayl laba jibaaran una dhiganta 268,680.00, oo (mayl laba jibaaran). Dalka New Zealand waxa uu dhul ahaan le’eg yahay bedka uu ku fadhiyo gobolka (Colorado) ee dalka Maraykanka. Dadka reer New Zealand waxa ay kor u dhaafaan (227,436) ruux, waana tirakoobkii dadka ku dhaqan jasiiradaha New Zealand laga qaaday sanadkii 2010-kii. Dadka reer New Zealand ee sanadka 2050-ka waxa lagu wadaa in ay noqon doonaan 4.8 milyan oo ruux. Luuqadaha lagaga hadlo jamhuuriyadaha New Zealand waxa kamid ah luuqada Ingiriisiga (English) oo ah luuqada koowaad ee dalka iyo luuqada Maori.

Xubin[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Dadka aqoota leh ee dalka New Zealand waxa lagu qiyaasaa boqolkiiba 99%. Diimaha ay kala haystaan dadka reer New Zealand waxa kamid ah diinta Anglican oo ay haystaan boqolkiiba 24%, diinta Presbyterian-ka waxa hasyta boqolkiiba 18%, diinta Roman Catholic waxa haysta boqolkiiba 15%, diinta Methodist boqolkiiba 5%, Baptist boqolkiiba 2%, Protestant boqolkiiba 3%, dadka aan diimahooda la garanayn iyo dadka bilaa diinta ah waxa iyagan tiradoodu gaadhaa boqolkiiba 33%. Ragga reer New Zealand waxa cimrigoodu gaadhaa 75-sano, halka dumarka reer New Zealand ka gaadhaan 81-sano. Qaab dhismeedka Dawladda New Zealand ama habka ay u shaqaysaa waa nidaamka Barlamaaniga ah (Government Type parliamentary democracy).

Mapa generala
Cuunto New zealand dadka
Cuunto new zealand dadka


Warshadaha dalka waxa lagu farsameeyaa: cuntooyinka, looxa, waraaqaha, dunta, mashiinada, qalabka isgaadhsiinta, baanaka iyo insurance, macadam qodashada iyo dalxiiska. Beeraha dalkana wax laga beeraa dalayo ay kamid yihiin Qamadiga, Heeda, Baradhada iyo khudaarta; waxa kale oo dalka ka jirta dhaqasahda xoolaha oo uu ugu horeeyo Adhigu. dunta dhogorta Adhiga laga sameeyo iyo Lo’da oo caanaheeda laga ganacsado. Kaluunkuna waa mid kamid ah waxsoo saarka dalka New Zealand. Dhulka la isticmaalo ee Dalka New Zealand waxa lagu qiyaaasaa boqolkiiba 9%. Khayraadka dabiiciga ah ee dalka New Zealand waxa kamid ah gaaska dabiiciga ah (natural gas), iron ore, caro furfuran, dhuxul dhagaxda, geedka timber-ka, awooda biyaha laga dhaliyo ee (hydropower), dahabka iyo macdano kale.
























































































Sido kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. "Nuqul Archive". Ministry for Culture and Heritage. Waxaa laga kaydiyay the original 11 Bisha Shanaad 2011. Soo qaatay 17 February 2008.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  2. Template:Cite report
  3. Cite error: Invalid <ref> tag; no text was provided for refs named QuickStats_ethnicity
  4. "Nuqul Archive". Ministry for the Environment. 1 July 2009. Waxaa laga kaydiyay the original 14 March 2011. Soo qaatay 26 April 2011.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  5. "Nuqul Archive". Statistics New Zealand. Waxaa laga kaydiyay the original 12 Bisha Todobaad 2017. Soo qaatay 14 April 2016.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin) The population estimate shown is automatically calculated daily at 00:00 UTC and is based on data obtained from the population clock on the date shown in the citation.
  6. 6.0 6.1 6.2 6.3 . International Monetary Fund https://www.imf.org/external/pubs/ft/weo/2018/01/weodata/weorept.aspx?sy=2018&ey=2018&scsm=1&ssd=1&sort=country&ds=.&br=1&pr1.x=26&pr1.y=9&c=196&s=NGDPD%2CPPPGDP%2CNGDPDPC%2CPPPPC&grp=0&a=. Soo qaatay 19 May 2018.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  7. . Statistics New Zealand http://www.stats.govt.nz/browse_for_stats/snapshots-of-nz/nz-social-indicators/Home/Standard%20of%20living/income-inequality.aspx#anchor26. Soo qaatay 14 June 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  8. (PDF). United Nations Development Programme http://hdr.undp.org/sites/default/files/2016_human_development_report.pdf. Soo qaatay 23 March 2017.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  9. . New Zealand Parliamentary Counsel Office. 6 July 2007 http://www.legislation.govt.nz/regulation/public/2007/0185/latest/whole.html. Soo qaatay 6 March 2017.  Maqan ama ebar |title= (caawin)


Cite error: <ref> tags exist for a group named "n", but no corresponding <references group="n"/> tag was found