Florida

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Flag of Florida.svg
Map of USA FL.svg

Florida waa gobol ka mid ah 50ka gobol ee dalka Mareykanka. Florida oo ku magac dheer (gobolka qoraxda), waa gobol kulul oo ku yaalo koonfurta bari ee dalka mareykanka. gobolkaan waxoo leeyahay xeeb ku wareegan oo gaareeso ilaa 2,170 km.florida waa gobolka badanaa laga dhoofiyo liin bambeelmada iyo liin dhanaanta.