Alabama

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Calanka gobolka Alawbama
Khariirada gobolka Alabama
State Motto Marker at Alabama Welcome Center, Cleburne County AL.jpg

Alabama Waa gobol kamida gobolda Maraykanka.waxa uu kuyaalaa dhanka koonfureed.dhanka waqooyi waxa kaxiga gobolka Tinisii.dhanka barigana waxa kaxiga Gobolka Jorjiya. dhanka koonfurna waxa kaxiga gobolka Florida iyo Gacanka Maksiko.galbeedna waxa kaga toosan gobolka Mississippi. gobolka alabama waa gobolka 30naad ee gobolda Maraykanka marka laeego badka ama masaafada.dadka kunool waxa lagu qiyaasaa ilaa 4.5 milyan oo qof.gobolka Alabama waa gobolda maraykanka ugu dhaqaalha liita waayo waxa uu dhaqaalihiisu ku xidhanyahay beerha kaliya oo malaha wax soosaar lasheego oo dhinaca warshadaha ah. dadka kunooli waa dad reermiyi iyo beeralay u badan waxaanay u badanyihiin dadka cadaanka ah. gobolka Alabama waxa uu leeyahay magac kale oo Naanaysah waana magaca Yellowhammer