Biriq

Ka Wikipedia
Biriq

Hilaac (Af Ingiriis : lightining; Af Carabi : ar‎) sidoo kale loo yaqaano Biriq, waa maaso aad u weyn oo ka kacdo inta u dhaxeyso Cirka iyo Dhulka ama Badda. Iftiinka biriqda waxaa la dhahaa Hillaac, dhawaaqeeda neh waxaa la dhahaa gugac. Biriqda waxeey ku dhax socotaa hawada, isla markaas neh waxey sameysaa maasooyin kala duwan, waxeeyna molekulka hawada ku badalee Ion isla markaas neh waxey sameysanee jid ee maasada dhaxmarto. Intii ee jidkaas dhaxmareyso waxey molekulka ku badalee Balasma. Jidkaas ee biriqda dhaxmareyso kuleelkeed waxoo u dhaxeeyaa 15.000 °C ilaa 30.000 °C. Waxeyna 5 jeer ka kuleel badantahay qoraxda.Biriqda waxaa cirka lagu arkaa markii oo roob da'aayo, ama markii oo jawigu aadka u xunyahay, sida markii ee jiraan duufaano roob wadato, mararka kale ee dhaceeso waxaa ka mid ah markii boorka fulkaanada hawado gasho, xattaa markii ee geedo gubtaan oo qaacooda hawada galo, waxaa ka dhalaneeso biriq.

Qiyaastii 1800 duufaano koronto ayaa ka socda adduunka oo dhan. Waxay sii daayaan ilaa 600 oo hillaac ilbiriqsi, kuwaas oo 100 ka mid ah ay dhulka ku dhuftaan. Taasi waa qiyaastii 8.5 milyan oo hillaacyo taabanaya 24 saac kasta.

Xowliga Hilaaca(Biriqda)[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Xowliga biriqda waxaa uu gaadhaa boqolaal kilomitar halkii sekan, waxaa kale oo jirta in xowliga biriqda uu ka dheereeyo iftiinka nalka caadiga ah.

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]