Bluetooth

Ka Wikipedia

U bood: navigation, raadi

Bluetooth waa hab ay labo shey oo elektoorig ku shaqeeyaa ay kuwada xidhiidhi karaan iyadoon wax xadhig ah leykugu xidhin (English: Wireless).

[Wax ka bedel] Meelaha loo siticmaalo

  • Isku xidh 2 telefoon : si laysku weydaarsado adareesyada, heeso, iwm.
  • Baabuur ka: Sidaad u hadli laheyd adoon gacanta isticmaaleyn (Hand free)
  • Computer ka: Sidii heeso, telefoonno, adareesyo, iwm iskaga kala gudbin lahey.
  • Iyo meelo kale oo badan

[Wax ka bedel] Taariikh

Taariikhda BlueTooth waxey bilaabatey 1994, markii ay shirkadda Ericsson oo dooneysey iney hesho hab ay ku wadda xidhiidhkaraan telefoonadda gacanta. Ujeedada Ericsson waxey aheyd iney ka kaaftoomaan xadkahan badan oo isku xidha computer iyo telefoonka gacanta, telefoonka madaxa (headphone), iwm.

[Wax ka bedel] Cilmiga

Bluetooth ku wxuu ku shaqeeyaa mowjadaha 2.45GHz. Labada shey oo leyku xidheyna waa iney isku jiraan 1 ilaa 10 mitir.

Personal tools