British Columbia

Ka Wikipedia

British Columbia waa gobolka Kanada. Waa gobolka galbeedka Kanada. Tirada dadka ayaa ah 4,648,055 sanadka 2016, waxaana ay ahayd 4,400,057 sanadkii 2011.[1]

Tixraacyada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Vancouver horizon oct15
Vineyards and Lake- Osoyoos in the Okanagan Valley
Kitlope rainforest
  1. Tirada dadka ayaa ah 4,648,055 sanadka 2016, waxaana ay ahayd 4,400,057 sanadkii 2011.