Burcad Badeed

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Calanka lagu yaqaano Burcad Badeednimada

Burcad Badeed waa tuugo ama mooryaan oo qoryo ku hubeesan isla markaas neh bada ka soo afduubato maraakiib. Burcad badeednimada waxee jiri jireen boqolaal sano ka hor, waxaana aad looga yaqaanaa wadamo badan oo ka mid ah caalamka. Burcad Badeenimada waxee ka joogsatay wadamada galbeedka boqolaal sano ka hor, waxeena wali ku sii danbeeyaan qaaradaha koonfur ameerika,aasiya iyo galbeedka afrika.

[Wax ka bedel] Qarniga aa ku jirno

qarnigaan aa ku jirno burcad badeednimada waxee ka soo dhashteen bariga Afrika, oona waligeed laga aqoon. koonfurta aasiya iyo bartamaha ameerika burcad badeednimada waligeed wee ka jiri jireen, waxaana maanta burcad badeeda ku arkee biyaha u dhaxeeyo Dhul baraha aduunka.

Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada
Luqadaha kale