Buug

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Buug

Buug waa shey wax ku qoranyihiin , daabacanyihiin, ku sawiran yihiin ama waxba aan ku qorneyn,Buugaga qaarkood waxaa laga akhristaa sheekooyin qosol leh, ama kuwo xiiso leh. badanaa buugaagta waa sheekooyin iyo kuwo taariikh]]i ah. Buugaagta waxaa laga heli karaa inta badan ama laga soo deensan karaa Maktabadha Bugaagta, waxaa lagu isticmaalaa badanaa iskoolaadka ama jaamacadaha.