CD

Ka Wikipedia
CD

CD (Compact Disc) waa optical disc (saxanka indhaha) kaas oo loo adeegsado keydinta Digital data, markii hore waxaa loo isticmaali jiray keydinta codka oo kaliya waxeyna suuqyada soo gashay Oktoobar 1982, CD caadiga ah dhumuc ahaan waa 120 mm.

Lambarada dibadda[wax ka badal | wax ka badal xogta]