Caad

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

caadku ama daruurtu waxa ay ku taalaa cirka. Waxa ay na keentaa roob ama baraf. Caadka waxa u dhaxeeyaa qaboowga hawada iyo kuleelka dhulka. waxoo ka sameen sanyahay biyo yar yar oo qaac u eg cabir ahaan 100 µm Micrometre. shirkadaha badankooda haddii ee ku sii daayaan hawada wax yaabaha qiica, caadka ayoo sii badinayaa,

Caad ama daruur

jawiga neh woo bedela.