Cabdiraxmaan Al-Daakhil

Ka Wikipedia

Cabdiraxmaan Al-Daakhil (Af-Carabi; عبد الرحمن الداخل) waa aasaasaha Dawladii Umawiyiinta Andalus, wuxuu ka soo cararay Shaam markii ay dhacday khilaafada Umawiyiinta, safar dheer oo lix sano qaatay kadib Andalus ayuu soo gaaray 138H, Wuxuuna ka dhisay dawlad sii jirtay ku dhawaad 300 sano, Cabdiraxmaan 33 sano oo xukunka haayay wuxuu wajahay 25 kacdoon oo dhamaantood cagta wada mariyay.