Cadnaaniyiin

Ka Wikipedia

Cadnaaniyiin (Af Ingiriis : Adnanites; Af Carabi : ar‎) waa qabiiloyinka carbeed ee ku abtirsada Cadnaan, Cadnaan ayaa ka mida wiilasha Nabi Ismaaciil cs bin Nabi Ibraahim

Abtirsiinyaha Cadnaan[wax ka badal | wax ka badal xogta]

waxay isku waafaqeen abtiris aqoonku in cadnaan uu ka mid yahay caruurtii Nabi Ismaaciil Bin Ibraahim calayhim salaaam, waxayse ku kala tageen tirada awoowayaal ee u dhexeysa Cadnaan iyo Ismaaciil, 

Faraca Cadnaaniyiinta[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Cadnaaniyiinta ayaa aad u balaaran waxayna u qaybsamaan labo jilic oo waaweyn oo kala ah: Mudar iyo Rabiica, iyo qaybo yaryar sida iyaad iyo Qudaaca

Mudar[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Waa Banii Mudar nim nazaar bin macad bin cadnaan.

  • Khandaf
  • Mudrika bin khandaf waxaa ku abtirsada (Quraysh, kinaana, banuu asad, cudal, hudayl)
  • Daabikha bin khandaf  waxaa ku abtirsada (Timiim, muzayna, rabaab, iyo daba)
  • Qimca bin khandaf, waxaa ku abtirsada (khuzaaca)
  • Qays caylaan (cikrama bin qays caylaan, sacad, bin qays caylaan, camar bin qays caylaan)

Rabiica[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Waa banuu rabiica bin nazaar bin macad bin Cadnaan.

  • Asad
  • Canasa bin asad
  • Judayla bin asad (cabdil qays, nimir bin qaasid, Taqlub, waa'il, )
  • Dubayca
  • Banuu banaana

Qudaaca[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Banuu aslam (juhayna, nahad, cadira)
  • Banu cimraan (banuu kalab)
  • Banuu camar (khawlaan, balyi, muhra)

Sidoo kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]