Cows
Ka Wikipedia
Cowsafka (ingiriis ka waxaa looyaqaanaa Herb) waa dhirta dhulka ka baxada oo xooluhu daaqaan, waxaa kale oo jiro wax ladhoho "bal" oo lo'da daaqdo waxa lagu magacaabaa wax kasta oo kamida geedaha ama dhira qaar kamida gaar ahaana kuwa gaagaaban ee aan dhaadheerayn amaba aan lahay ee aan samaynayn jirid iyo caleemo waxa uu cawsku ka koobanyahay qaybo aad iyo aad ubadan waxa kale oo uu leeyahay magacyo fara badan waxa cuna xoolaha waxa kale oo reer baadiyuhu u isticmaalaan in ay ka samaystaan waxyaabaha lagu dhisto guyaha