Cudur
Ka Wikipedia
Cudur waa wax aan caadi eheen oo kudhaco jir nool. Biniaadanka cudur waxee dhahaan wax kasto oo xanuun ku ah, waxee noqon kartaa waxyaabo badan. xarafka cudur malahan wax u gooni ah. dhakhaatiirta badanaa waxee isticmaalaan xarfo kale, waxeena cudur u adeegsadaan waxyaabaha la aqoonin ama la fahamsaneen.