D (alifbeet)
Maqaalkani waxa uu ku saabsan yahay alifbeetada laatiinka. Isticmaalka kale, eeg D (faah faahin)
D, ama d, waa xarafka afraad ee alifbeetada Ingiriisiga casriga ah iyo alifbeetada Laatiinka aasaasiga ah ee ISO. Gudaha Af-Soomaali, D waxay u dhigantaa ku dhawaaqida Carabiga د.
Noocyada[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Liiska alifbeetada laatiinka |