Daanta galbeed

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Flag of Palestine.svg
qariirada Daanta galbeed

Daanta galbeed (Af-Carabi الضفة الغربية. waa dhul xiran oo ka mid ah dhulka Falastiin. Daanta galbeed, waxaa bariga kaga xiga Wabiga Urdun, dhinaca woqooyiga iyo galbeedka iyo koonfurtaba waxaa kaga dhagan xariiqanta Cagaaran oo israil sameesay sanadka marka oo ahaa 1949kii, waa marka oo dhamaaday, dagaalkii carabta iyo israil 1948ii. dadka degen Daanta galbeed, waxaa ee garayaan, in ka badan 2,4 miliyan oo qof.