Dagaalkii koowaad
Ka Wikipedia
Dagaalkani wuxu bilaabmay sanadkii 1914 wuxuuna dhamaaday sanadkii 1918kii, marka Versailles lago saxiixey heshiis nabadgelyo. Dagaalkani wuxu dhex maray dawladdo badan ay ka mid yihiin: maraykanka oo sanakii u dambeeyay ku soo biiray dagaalka, ingriiska, Faransiiska, jarmalka, dawladdii cusmaaniyiinta, ruushka, iyo dawlada kale oo aad ubadan. Dagaalkan waxaa lagu jabiyey, lagaag adkaaday, dawladaha jarmalka iyocusmaaniyiinta. way sii socotaa qore; Abdalle bile ahmed