Dagmada Turdho

Ka Wikipedia

Taariikhda Magaalada. Turdho. Turdho waa Degaan ka tirsan [[Gobolka Jubbada Hoose)) waa tuulo Qurux badan oo Xeebaad leh waxaa days beesha sheekhaal loobage o u Badan Ganacsato,Siyaasiyiin iyo Culumaaudiin. Magaalada turdho waxay leedahay kaawada ugu weeyn jubbada hoose, dhul beereed iyo xeeb aad u dheer o qurux badan. Inta badan dadka degan waa xoolo dhaqato iyo beeraley iyo ganaacsato ,waxaa bur bur xun ka soo gaaray magaalada Turdho dagaaladi sokeeye ee ka dhacay dalka 1991. Waxaa bur bur xoogan ka muuqda isbitaalka weeyn ee magaalada iyo dugsigii hoose dhexe ee Turdho .Sh.Xasan Maxaad Cilmi o loo yaqaano《 Siigaale 》(Sheekhaal loobage) ayaa ka mid ahaa ragii talyaaniga kula jihaaday Turdho, dagaalkas o ka dhacay meesha lagu magacaabo Yaaq Kanooni, waxaa sidoo kale dagaalkas qeyb libaax leh ka qaatay Xaaji Nuur Abiikar (Sheekhaal Loobage) oo caan ka ah gobolka jubbada hoose , labadan hogaamiye (Siigaale iyo Nuur Abikar)o talyaniga siiyay casharo lama ilaawaan ah kana xureeyay inta u dhaxeeyso Jamaame iyo Turdho.

Turdho xaqiiqdii waxaa degen beelo walaalo ah:

- Mudulood siiba Abgaal iyo Hilibi Dalandoole,

- Shiikhaal Loobage Faqa Cumar

- Habargidir Sacad siiba reer Nimcaale/Axmed, Cabdulle iyo Cali Nimcaale wa intaas dadka meeshaas caanka ah.