Dayax gacmeed
Ka Wikipedia
waa Shakli ama qaab buuxa dhulka oo meeraya Dayax Gacmeed ERS 2
[Wax ka bedel] Qeexid ama Horudhaca
Dayax Gacmeedku waa Aalad uu sameeyay banii'aadamka oo ku dulmeera hawada sare, waxuuna qabtaa howlo badan sida: Isgaarsiinta, Cilmi Baarista iyo helida meelo cusub.
[Wax ka bedel] Taariikhda Dayax Gacmeedka
Dayax Gacmeedkii ugu horeeyay waxaa diray Midowgii Soofiyet 1957, kaasoo lagu magacaabi jiray Sputnik 1, kadib neh waxaa ku xigay mareykanka, waa kuwa kaliya oo soo taabta bisha.Maanta dayax gacmeedka waxaa isticmaalo wadamo badan oo ku yaalo caalamka. wadamada ugu badan waa ruushka, mareykanka, shiinaha, jabaan iyo midowga yurub. Dayax gacmeed yaasha badankooda ma dhaafaan aduunka korkiisa.
Sputnik 1: Waa Dayax Gacmeedkii ugu horeeyay ee hawada loo diro
