Dayax madoobaad

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Dayax madoobaad

Dayax madoobaad waa marki dhulka dhex galo Qoraxda iyo dayaxa dhaxdooda.


Dayaxu waxa uu ku wareegaa dhulka, Dhulka waxa uu ku wareegaa Qoraxda. Markii muda'lajoogaba waxa dhacda in dhulka oo sidii caadada u ahayd ku jira wareegiisii inuu soo dhexgalo dayax iyo qoraxda. markaa waxaa dhaca waxa loo yaqaan dayax madoobaad.

Markuu dhulka soo dhex galo daxaya iyo qoraxda dhexdooda waxaa dhaca dayax madoobaad, sababtoo ah iftiinkii dayaxu ka helijiray qoraxda ayaa waxaa isku beegay dhulka.

Dhulka ayaa wuxuu qabtaa dayaxa oo dhulka wuxuu isku dadbaa iftiinkii dayaxa kaga imaanayayqoraxda maadaama uu dhulku soo dhexgalay dayaxa iyo qoraxda dhexdooda.

Arintaan waxay dhacdaa dhowrkii sanaba mar.