Denisan

Ka Wikipedia
saddex dableyaal oo denisan


Dareenka Denisan ama jawi denisan (Af Ingiriis : determination ama resolute; Af Carabi : ar‎) waa habsocod, dabeecad iyo qiiro oo ku beegan dhiiranaan. Deninimada waa jawi iyo dareen oo suuroobaysa in rabitaanka iyo hadafka qofka hirgasho.

Jawiga denisan waxaa la marin kara wakhtiga bardooddan la ciyaarayo, ama imtixaan la galayo. Waliba waxaa dareenka iyo jawiga denisan la muujin kara waqtiga u qofka xujo la kulmo. Deninimada wuxuu ka duwan yahay amarka dhanka deninimada wuxuu u baahan yahay adkaysi wakhtiga caqabad ama xasarado ee lala kulmo.[1][2]

Sidoo kale eeg[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Smith, C.A. (1991). "The self, appraisal, and coping". In Snyder, C.R.; Forsyth, D.R. (eds.). Handbook of Social and Clinical Psychology: The Health Perspective. New York: Pergamon press.
  2. Clore, G.L.; Ortony, A.; Foss, M.A. (1987). "The psychological foundations of the affective lexicon". Journal of Personality and Social Psychology. 53 (4): 751–766. doi:10.1037/0022-3514.53.4.751.