Dharkayn-Geenyo

Ka Wikipedia
Dharkayn Geenyo

Darkein Genyo
Town
Dharkayn Geenyo is located in Somalia
Dharkayn Geenyo
Dharkayn Geenyo
Location in Somalia.
Country Somalia
RegionSool
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Dharkayn-Geenyo Waa Degmo Ka Tirsan Gobolka Sool , Waxay Hilaadii 70KM dhanka Koonfur Galbeed Kaga Beegan tahay Magaalada Laascaanood Ee Xarunta Gobolka Sool, Dharkayn-geenyo Waa Magalo Qadiim ah Waxaana ay leedahay Taariikh soo jireen ah.

Dharkayn-Geenyo Waxay Xarun u ahayd Halgankii Barakaysnaa Ee Daraawiishta, Magaca Maagaaladu Wuxuu Ka Kooban Yahay Labo Magac Oo Kala ah Dharkayn Iyo Geenyo, Magacan Wuxuu ku baxay Dhacdo Taariikh ah oo lawada garanayo dharkayn geenyo waxay mar xarun u ahayd ciidankii SSC ee halganka waday 2010 ee xoraynta gobolada SSC Dharkayn wa meesha xad beenaadka Soomaaliya iyo Itoobiya u dhexeeya uu maro. Waxaa ka socda horumar balaadhan oo dhinac kasta xaga diinta,maadiga,siyaasadda,dhaqaalaha,waxay deris la ledahay Degmada Faacween Ee Domco ee waxa kuso noqnoqday dagaalo uu dheexya maamulada SSC KhaaTumo SNm ilahay hakala qaboojiyo. Waxaa deggan beelaha Ciid-Nugaal, ama Si'iid Harti ama reer darawiish gaarahan beesha Khayr Abdi(Qayad)