Emre Mor

Ka Wikipedia
Emre Mor
Macluumaad Xirfadeed
Saddex MagacEmre Mor
Dhashay (1997-07-24) 24 Luuliyo 1997 ( 26jir)
Ku dhashayBrønshøj, Denmark
Joogga1.68 m (5 ft 6 in)
Booska cayaartaKhad Dhexe (Garab)
Macluumaadka Naadiga
Kooxda HaddaBorussia Dortmund
Nambarka9
Ciyaartooyda yar-yar
2001–2006Brønshøj Boldklub
2006–2015Lyngby BK
2015FC Nordsjælland
Cayaartooyda Waawynka*
SanadahaTeamApps(Goolal)
2015–2016FC Nordsjælland13(2)
2016–Borussia Dortmund0(0)
Xulka Qaranka
2013–2014Denmark 17-Jirka ah10(2)
2014–2015Denmark 18-Jirka ah12(1)
2015Denmark 19-Jirka ah9(2)
2016–Turkiga 21-Jirka ah1(0)
2016–Turkiga3(0)
* Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya oo sida saxda ah 17 May 2016.

† Appearances (Goals).

‡ National team caps and goals correct as of 29 May 2016

Emre Mor waa laacib u dhashay dalka Turkiga, wuxuu dhashay sanadu markay ahayd 24 Luuliyo 1997. Waxa uu hadda u ciyaaraa kooxda Borussia Dortmund ee ka dhisan dalka Jarmalka iyo xulka qaranka dalka Turkiga, Emre Mor waxa uu ku soo biiray cayaaraha isagoo aad u da'yar, wuxuuna horey ugu soo ciyaaray kooxda FC Nordsjælland ee Horyaalka Denmark.