Faraq

Ka Wikipedia

Faraq waa marka la kala jaro laba tiro sida 2-2=0 markaa 0 waa faraqa 2-2

faraq waxaa lagu magacaaba ilmaha aan aabihiis la aqoon [wacalka ]

faraq waa dacal ama geeska maro sida faraqa ka qabso hebel