Fidel Castaro

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Fidel castaro فيدل كاسترو
Fidel castaro فيدل كاسترو
Fidel castaro فيدل كاسترو

Fidel Alejandro Castro Ruz(Biràn,13 Agoosto1926) waa siyaasi,avocato oo kuubaan ah. Wuxuu noqday Raiisul Wasaaraha dalka Kuuba, kadib markii uu ku riday xukuumadiiFulgencio Batista kacan milatari.

Kadib wuxuu noqday Madaxweeynaha wadankaasi 2 Disembar 1976, wuxuuna heystay jagadaasi illaa 18 Febraayo 2008, markii uu xukunka uu dhiibay walaalkiisa Raùl Castro. castaro hada siyaasada wuu ka fiidhiistay kadib markii uu talada u dhiibay walaalkiis oo ah hada maamulaha ama hogaamiya wadanka kuuba

Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada
Luqadaha kale