Funaanad waa dhar lagashto inta badan malahan galuusyo, sidoo kale inta badan malahan wax jeeb ah. funaanada malahan kuleeti, waxee leedahay qoor aad u gaaban.
funaanad waxaa weeye maro culus oo aan shaati hayn balse dhaxanta laga xirto.