Gabareey-maanyo
Ka Wikipedia
Gabareey-maanyo ama (Gabarmaayo) waa sheeko xariir.Abuurkeedu waa gabadh dhinaca hore anba qar-qarka hore bani aadmi ka ah, qar-qarka danbena kaluun ka ah. Dhaqamada wadamo badan oo aduunka kuyaal ayey ku jiraan.Marka aad eegto magaca gabareey-maanyo, (gabareey) waa gabar, (maanyo) waa kaluunkii bada ku jiray.