Garoosni

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
midkamida dagaalyahanadii jeejniyiinta oo taagan meel u dhaw aqalka madaxtooyada sawirkan waxa laqaaday 1996

Garoosni (AfRuushka Гро́зный]] Waa caasimada Jamhuuriyada Kamidka Ah jamhuuriyadaha Ruushka ee looyaqaano Jeejniya waxaa ladhisay sandkii 1818 magaaldani waxa ay soomartay dagaalo iyo ishaysiyo aad ubadan oo uu u danbeeyaay kii dhexmaray ciidamada Ruushka iyo Gooni u goosadayaashii Jeeejniyiinta sandkii 1996 dagaalkaas oo magaalda gaadhsiiyaay burbur iyo Khasaare aad u balaadhan.