Geel

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Italic text''''Bold text''''Bol Geeky waa erey guys oo kulminaya; lab iyo dhadig, yar iyo weyn.d text''''''{{Taxobox | name = Geel | image = 07. Camel Profile, near Silverton, NSW, 07.07.2007.jpg | image_width = 240px | image_alt = A one-humped camel | image_caption = Geel Awar, Ratti | image2 = 2011 Trampeltier 1528.JPG | image2_width = 240px | image2_alg = A shaggy two-humped camel with some melted snow underfoot | image2_caption = Geel nooca Bactrian, Camelus bactrianus | regnum = Xayawaan | phylum = Lafdhabarlay | classis = Naaslay | ordo = Cidilay | familia = Geel | tribus = Geel | genus = Geel | genus_authority = [[Carol | range_m | range_map_caption = Global range of the dromedary | subdivision_ranks = Species | subdivision = }}

Geela: waa xayawaan aad u cajiib badan oo soo jiita indhaha dadka, Waa xayawaan naasleey ah kuna nool dhulka saxaraha ah, waxaa dhaqda dad badan sida soomaalida iyo Carabta reer miyaga(Baadiyaha) ah hilibkiisana waa la cunaa, caanihiisana waa la cabaa. Waa xayawaan awood u leh in uu adkaysto biyo la'aan xili dheer ilaa hal bil oo biyo la'aan ah. Geela waxaa lagu dhaqdaa meelo badan oo aduunka ka mid ah. Geel; waa erey guud oo kulminaya,

Lab iyo dhadig, yar iyo weyn.  Labkiisa weyn waxaa la yiraahdaa; rati. Jamaciisuna waa awr. Dhadigiisuna waa: Hal, jamaciisuna waa halo. Da'da dhexe lab iyo dhadig waa waa qaalin, dhawaqa stay ku kala duwan yihiin. Labkiisa yarnawaa qurbac. Ubadkoo isku jirana waxaa la yiraahdaa;  aaran.