Gidaarka Shiinaha
Ka Wikipedia
Gidaark Shiinaha waa darbi aad iyo aad u dheer waxa uu kuyaalaa wadanka Shiinaha.waana xuduuda wdanka shiinaha ee dhanka waqooyi galbeed
[Wax ka bedel] Taariikh
Qaybtii ugu horaysay ee Gidaarkan waxa la aasaasay xiligii ay xukunka hayeen Tarkiyo sabjio jang boqortooyadii looyaqaanay.dhismahan cusub ee ay dhiseen waxa uu ka ilaaliyay weeraradii kaga imanayay waqooyiga.daadkaas waqooyiga ka imanayay oo ahaa Turki iyo Magooliyiin.
Markii uu wadanka China midoobay waxa aad u dhamaystirmay gidaarka China
[Wax ka bedel] waxyaabihii laga dhisay
Gidaarkan waxa laga dhisay jaajuur Dhoobo iyo Dhagax.balaciisu waxa uu gaadhyaa 4.6