Gobolka Marmara

Ka Wikipedia

Coordinates: 41°00′N 29°00′E / 41.000°N 29.000°E / 41.000; 29.000

Carriga Marmara

Carriga Marmara Waa mid ka mid ah toddoba aag juqraafi, ee dhacda woqooyi galbeed Turkiga waxa uu gaarayaa bedkeedu 67,000 Kilomitir labajibbaaran. Wadarta guud ee dadka ee carriga marmara in ka badan 23 Malyan sida uu qabo tirakoobkii dhacay 2009. Waxa ay ku hormartay dhanka warshadaha, Ganacsiga, Dalxiiska, Beeraha iyo hurumarintooda. Dhaqdhaqaaqa warshadaha oo ugu badan carriga marmara. Waxyaabaha ugu muhiimsan oo ay soo saaraan warshadaha: Dhig ka mid ah farsamada baabuurta, Bariha kala duwan, Cunada la farsameeyay, labiska diyaarka ah Shamiintada waxyaabaha kiimikada iyo Xaanshiyaha, Sifeenta Batroolka.

Degmooyinka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Degmooyinta guud ahaan isku celcelis Carriga Marmara:

Degmooyinka sida guud ee carriga Marmara :

Degmooyin qayb ahaan uga tirsan Carriga Marmara:


Kuwa xeebaha leh waxa ka mid ah :

  • Istanbuul


Tirakoobka Dadka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Qaybo ka mid ah dadka Carriga Marmara[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Juqraafiga[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Juqraafiga Marmara waa mid kala jaad ah, iyada oo ku taalla xeeb ay ku dhawyhiin Jasiirado ... Waxa ay ka haysataa bed weyn buuraha loo yaqaan Istaar. ee u dhow xudduudda Bulgaariya.

Cimilada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Buuraha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Hawdka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Webiyada iyo badaha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]