Istanbuul

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Isuduwe: 41°00′19″N 28°58′38″E / 41.00528°N 28.97722°E / 41.00528; 28.97722

Istanbuul
Sawir muujinaya moduuca Istanbuul
Meelo kala gadisan ee magaalada
Sawir muujinaya moduuca Istanbuul
Barta ay kaga taal dalka
Gobolada
Dalka Turkiga
Caasimad Istambuul
Gudoomiye Kadir Topbas
Masaaxada (Km²) 1,830.92 Km2 (706.9 Mayl laba jibaaran)
Dadka dega
Tirada dadka 6,211 Qof/km2 (16,086.4 Qof/Mayl iskuwareeg) Qiyaas (Sanadkii ??)
Loolka 41.01667
Dhigta 28.96667
Saacad EET (+2 GMT)
Waqtiga xagaaga +3 GMT
B.O.Box 34010 Xataa 34850
iyo 80000 Xataa 81800
Furaha telefon (+90) 212 (dhanka yurubta)
(+90) 216 (dhanka aasiya)
Website

Istanbuul waa caasimada labaad ee wadanka Turki, waana magaaladda ugu weyn wadankaas, waxay ka kooban tahay labo daamood oo ku kala yaala Yurub iy Aasiya waa magaalo aad u qurux badan aadna caan ugu ah ganacsiga, dhaqaalah iyo dalxiiska waxaa ku nool in ka badan 13 milyan oo qof taas oo ka dhigaysa magaalada ugu dadka badan Turkiga iyo guud ahaan Yurub.