Gunbur

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Gunbur ama Baramiid waa joomateri ay masaaxad saleedkiisu tahay saddexagal ama labajibbaarane, masaaxada dhinacyadiisuna yihiin dhowr saddexagal oo ku kulma cirif qur ah.

3
Gunbur afar geesle.

Bedka xaddidan: wadarta bedadka masaaxada salka iyo masaaxada dhinacyada. Bedka Dhinacyada isku beegan ee Baramiid Quman:-

  • Kaba soo qaad Wareega Salka (P) Joogga dhinacyeda isku beegan (h) waxa uu noqonayaa bedka Dhinacyada isku beegan ee Gunbur quman sidaan  \frac{1}{2} \times P \times h



  • Dhinacyada iska soo horjeeda = Tirada guud ee dhinacyada salka
  • Tirada xarfaka ku suntan = Tirada madxaha ee salka
  • Jooga Gunbur = Xariiqa lasamaynaya salka xagal Quman kuna xiran madaxa


Kaba soo qaad (p) Waa wareega salka, (h) Jooga iskasoo horjeeda ee dhinacyada, (B) Bedka salka (d) asigoo madaxa laga jaray

  • Bedka Gunburka salka midka uga eg  \frac{d^2}{h^2} \times B
Baramiid kala jaban

Mugga Baramiid kasta cabirkiisu waa \frac{1}{3}Bh (B) Waa Bedka Salka (h) waa Jooga Gunburka

Mugga Baramiidka Kala dhiman ama qabyada gabaleedka ah waa

Halka (h) Jooga iyo B1 Bedka selka koowaad iyo B2

Gunbur Haram Baramiid
S = Cirif; SO = Joogga........ Bed :A =  \pi rs +   \pi r^2