Habdhiska Dheefshiidka

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Habdhiska Dheefshiidka

Habdhiska dheefshiidka

Habdhisdhiska dheefshiidku wuxuu ka koobanyahay qaybahan soo socda

1- Afka 2-Hunguriga 3-Caloosha 4-Beerka 5-Xameetida iyo Ganaca 6-Mindhicirka yar (xiidme) 7-Mindhicirka wayn(xiidme) iyo Malawadka

Xubnahana aan soo sheegnay midkasta waxuu qabataa shaqo ugaara. Habdhiska dheef shiidku waxuu ka bilaabmaa afka. Afku waxa uu inaga caawiyaa inaan cuntada calaalino. Taas oo ay ilkuhu burburiyaan ama kala furfurayasaa cuntadii oo ay u qaybiyaa qaybo yar yar. Afku waxa uu soo daaya dhareer ama candhoof sida dhareerka loo yaqaano (enzyme) ka.dhareerka ansiimku wuxuu kala daadiyaa cuntada. sidoo kale dhareerka enzyme ku wuxuu difacaya amaba ka hortgaa wixii bakteriya ah ee soo raaca cuntada. Waxay kaloo dareerku inaga caawiyaa inan cuntadii sifudud u liqno. Ka dibna contadii waynu liqaynaa iyada oo sii maraysa hun guriga.

Hugurigu waa sidii tuubo oo kale waxaanu fududaynayaa in aya cutadii hoos usii socoto. Cuntadii waxay ku dhacaysaa kiishka caloosha,ama caloosh.

Caloosha waxay leehaday muruqyo kuwaas oo kolba dhinac u wereejina cuntada. Caloosho waxay leedahay dheecaano kuwaasoo aad awuud u leh inay cuntad ay burburiyaan ama shiida,cajiimaan. waxaykoo ku soo daysaa cuntadii dheecaano kulul oo sidii (acid) oo kale ah kaaso cuntada burburinaya amaba qaybinaya. sidoo kale waxay dilaysaa bakteeriyaada (bacterial) waxay kale oo ay furfurayasa wixii nafaqada ah sida (protein) ka. intaad ka dib waxay u sii diraysaa mindhicirka yar.


madhamaystirna ee lasoco intaas ayan wakhti u helay

waan soo dhamaystiri doo insha alaah