Habdhiska Taranka

Ka Wikipedia

Habdhiska Taranka Habdhisa taranku waa mid ka mid ah kuwa ugu mihiimsa habdhisyada jira. Waa hab sharaxaya qaabka uu baniaadamku ama nooluhus u tarmo iyagoo maraaya marxalado mucjiso ah.