Hami Kaal

Ka Wikipedia

Horudhac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Beesha Dabare waxay ka tirsan tahay beelweynta digil&mirifle besha waxay degta Geeska Afrika. sida somaliya ethiopia besha waxay ledahay hal ugaas iyo 12 samadoon beesha asalkooda waxay aminsanyihiin Inay ka Soo jedaaa Daarood Yusuf awrtable.

beesha dabarre waxa caan ku tahay dhaqashada Geela, Lo'da iyo Ariga.

Beesha ethiopia waxay deg celkare ee dawlad degaanka somalida sidookale waxay xildhibano ku ledahay dowlada dhexe ethiopia iyo dawlad deegaanka somalida

Beesh dabarre jufada ugu badan uguna deegaan wayn waa jufada gashmega ,

beesha dabare jufada ugu badan qurbaha waa jufada waaqbare

qurabaha wadama ay ku badanyihiin ama zaid u joogta beesha sida wadamada a NorthAmerica ,iyo Europe sidokale Asia .

beesha Dabare waxay u badanyihiin culimaa'udiin, waana sababta dad badan meeshaasi ay utagaan si diinta ay ugu soo bartaan

degmada diinsoor iyo degmada bu`aale .

Luuqadda Dabarre[wax ka badal | wax ka badal xogta]