Heesta qaranka

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Heesta Qaranka waa hees loo qaado calan dowladeed, ayada oo ka hadleeso calanka,dhulka iyo shacabka degan.Heesta qaranka waa hees markasto faaniso dal.

qoraal heesta qaranka soomaaliya[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Soomaaliyeey toosoo
Toosoo isku tiirsada oo
Hadba kiina taagdaran oo
Taageera waligiinee
Idinkaa isu tooqaayoo
Idinkaa isu taamaayee
Aadamuhu tacliin barayoo
Waddankiisa taamyeeloo
Sharcigaa isku kiin tolayoo
Luuqadaa tuwaaxid ahoo
Arligiina taaka ahoo
Kuma kala tegeysaan oo
Tiro ari ah oo dhaxalaa
Sideed laydin soo tubayoo
Ninba toban la meel marayoo
Cadowgiin idiin talin oo
Tuldo geel ah oo dhacan baad
Toogasho u badheedhanee
Ma dehulkaas dhanee tegeybaan
Niinna dhagax u tuurayn
Qaran aan hubkuu tumayo
Tooreyda dhaafayn
Oo aan taar samayn karin
Uur kutaallo weynaa
Hadba waxaan la taahaayoo
Togagga uga qayshaa
Nin dalkiisii cadow taaboo
U tol waayey baan ahayee
Marba waxaan laa ooyaayoo
Oo ilmadu iiga qubataa
Iqtiyaar nin loo diidoo
La addoon sadaan ahayee