Ido

Ka Wikipedia

Ido
Koox ido ah.
Xaalad xanaaneed
Hayinoggol ah
Kala soocida cilmiga ah
Noocyada: [[Template:Taxonomy/Xoolo]][. Adhiga]]
Magaca laba-geesoodka ah
[[Template:Taxonomy/Xoolo]]Bahda Adhiga
Linnaeus, 1758

Ido (Af Ingiriis : sheep; Af Carabi : ar‎) waa koox ka mid ah xoolaha kuwaasi oo ah bahda naasleyda isla markaana la nool aadamaha.[1] Sida caadiga ah, iduhu waxay qeyb ka yihiin oo lagu tiriyaa adhiga sababtoo ah waxay qaraabo dhow yihiin ri'yaha kuwaasi oo ayaga laftoodu qeyb ka ah bahda adhiga.

Hordhac

Iduhu waxay ka tirsan yihiin bahda adhiga. Dunida maanta waxaa ku nool tiro badan oo ido ah, kuwaasi oo lagu qiyaaso 1.25 bilyan[2] ido ah oo ku kala dhaqan dacalada dunida. Iduhu waa xoolo la dhaqdo kuwaasi oo laga manaafacaado caano, dhogor, hilib iyo waxyaabo kale. Dhinaca kale, iduhu waxay ka kooban yihiin lax (dhedig) iyo wan (lab).[3][4]

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

links Dibadda

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tixraac

  1. Beeton, Isabella. pp. 258–60.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. "Numbering a little over one billion, domestic sheep.."
  3. Saturated Fat
  4. Eat less saturated fat