Imtixaan

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Imtixaan waa wax la iska qaado, markii aa wax ka baraneesid Iskuulka, waxaana imtixaan ku geli kartaa, wax kasto oo ka baratid iskuulka ama dugsiga.Badanaa imtixaanka waxaa la iska qaadaa, markii ee waxbarashada kuu dhamaan rabo. Qofkii ku baaso imtixaanka waxaa afka soomaaliga lagu dhahaa wuu qalin jabiyay ama way qalin jabisay, micnaheeda waxaa waaye qofkaan wax barashada way u dhamaatay. Imtixaanka iskuulka kaliya laguma galo, waxaa imtixaan lagaaga qaadi karaa, hadii aa Baabuur baraneesid ama Diyaarad ama wixii la mid ah.]]

Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada
Luqadaha kale