Ishq Mein Marjawan

Ka Wikipedia
Ishq Mein Marjawan
Directed byKushal Zaveri
Akhilesh Bhagat
Screenplay bySameer Siddiqui
Koel Chaudhuri
Story byMamta Yash Patnaik
Produced byYash A Patnaik
Mamta Patnaik
StarringArjun Bijlani
Aalisha Panwar
Nia Sharma
Sonarika Bhadoria
CinematographyJenil Patel
Distributed byViacom 18
Running time
22–30 daqiiqado
LanguageHindi

Ishq Mein Marjawan (Waan Ku Dhimanayaa Jacaylkan) waa taxane telefishan Hindi ah[1]. Waxaa laga sii daayay 20ka Sebtember 2017 illaa 28ka Juunyo 2019 telefishanka Colors TV[2]. waxaa jilay Arjun Bijlani, Aalisha Panwar, Nia Sharma iyo Sonarika Bhadoria sida door Deep Raj Singh, Tara Raichand, Aarohi Kashyap iyo Netra Sharma.

Baahinta[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Dalka Kanaalka Cinwaan Taariikhda baahinta Waqti Dhacdooyin
Soomaaliya MCTV Godob Caashaq 23 Diseembar 2017 20:00 475

Tixraacyo[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. "COLORS launches two new youthful love stories each with a different take on love"
  2. "Arjun Bijlani & Nia Sharma's Ishq Mein Marjawan to go OFF-AIR"