Island
Ka Wikipedia
island waa wadan ku yaalo woqooyiga Badweynta Atlaantik. waxee u dhaxeesaan wadamada Griinland iyo wadanka Britan. island waxaa degan dad gaaraayo 325.000 oo qof. caasimada wadanka waa Reykjavík.