Jaandi

Ka Wikipedia

Jaandi

xadhig birta Jaandiga ka samaysan.

Jaandi (ingiriis: Alloy) waa bir jilicsan oo ka samaysan iskujir milan hal, labo ama sadex curiye. Inta ugu badan jaandiga waxaa laga sameeyaa biraha naxaasta, aayronta, dahabka, koberta, nikelka iyo kuwo kale oo badan oo la isku dhex daray.

Jaandigu waa bir jilicsan la qaloocin karo taas oo aad ugu fiican gudbinta kulka iyo korontoda. Noocyada ugu caansan ee jaandiga waxaa la mid ah isku dhisyada solder, brass, pewter, phosphor bronze iyo amalgam.