Kablalah

Ka Wikipedia
SSC, Galbeed

Kablalah waa beesha markaa la isku darsado reer SSC iyo reer DDS. Waxaana ka dhashay Hantale Koombe Kablalah oo u kala baxaa:

  • Gerri Kombe Kablalah
  • Harla Kombe Kablalah
  • Jiran Kombe Kablalah