Kabul
Kabul waa caasimada wadanka Afgaanistan waxa ay kutaalaa agagaarka wabiga wabiga kabul.waxa ku hareeraysan silsilada buuraha hindokuush dadka kabul kunooli waa 3.5
Qoraalka gudaha oo kooban |
[Wax ka bedel] Taariikhda kabul
Waxa ay dhisantay kaabul intii u dhaxaysay sanadihii 1500 ilaa 2000 kahor dhalashadii nabi ciise. xiligeedii ugu horeeyay waxa ay xarun u ahayd dadka haysata diinta sardashtiga ama (Zoroastrianism) wkadib waxa ay xarun u noqatay diinta buudiga sidaas waxa laga helay qoraalo la qoray (1700-1100) kahor dhalashadii nabi ciise C.s.
[Wax ka bedel] Waxsoosaarka magaalda
Wxayaabaha ay soosaarto magaaldu waxa akamida sida maryaha ama dharka alaabooyinka guryaha la dhigto iyo waxyaabo kale oo badan.
[Wax ka bedel] Jawiga
Magaalada kabul waxa u lamid yahay kan badi aasiyada dhexe roobabka iyo barafku waxa ay soodaataan xiliga jiilaalka halka xagaaguna uu kabilaabmo bisha may jawiga kabul xiliga xagaaga waxa uu noqdaa mid aad iyo aaad u macaan.
[Wax ka bedel] Gaadiidka iyo isgaadhsiinta
Gagida dayuuraduhu waxa ay badhtamaha kabul u jirataa. ilaa 25 klm laakiin badi wadooyinka magaaldu way babasanyihiin sabatoo ah dagaalda sokeeye e ilaa hada ka socda wadanka afganistaan
[Wax ka bedel] Isgaadhsinta
adeega isgaadhsiinta waxa samaysa shirkada laga leeyahay wadanka ee dhanka tilfoonka laqaato
[Wax ka bedel] Waxbarashada
Intabadan dugsiyada magaaladu way burbureen oo waxaa saamayn aad u xoogan kuyeeshay dagaalda sokeeye ee mudada dheer kasocda wadanka afgaanistaan