Kaneeco ama Dhilmaanyo waa bahal yar oo ka dhashto, cooska. kaneecada, dhiiga ayee dhuuqdaa, waxaana laga helaa, cudurka, malaariga. kaneeco, aduunka meelkasto ayee joogtaa. laakiin waxee u badan tahay, afrika.