Kilometer

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Kilometer waa qiyaas caalamiha oo lagu qiyaaso dhererka marka loo eego nidaamka Mitirka. waxa ay u dhigantaa kun Mitir Amerika iyo ingriska ayaa isticmaala Maylka.

1 km = 1000 m

2 ≈ 0.621 Mayl

3 ≈ 1094 Yaardi

4 ≈ 3,281 Tilaabood

5 ≈ 0.540 Mayl badeed

6 ≈ 6.68 × 10−9 Cabirka cilmi dayaxeed

7 ≈ 1.057 × 10−13 Ilays sanadeed

8 ≈ 3.24 × 10−14 Isu socdka meerayaasha